DF oo shaacisay in Muqdisho laga helay dad hor leh oo qaba cudurka COVID-19

Wasiirka Caafimaadka Xukuumada Somalia Fowsiya Abiikar Nuur ayaa caawa shaacisay in magaalada Muqdisho laga helay dad cusub oo qaba cudurka Coronavirus. Fowsiya Abiikar Nuuroo caawa fiidnimadii ka hadleysay shir jaraa’id oo ay ku qabatay xafiiska RW Somalia ayaa sheegtay in maanta oo Sabti ah laga baaray cudurka 25 qof oo la tuhunsanaa iney cudurkan. “Baaritaanka … Continue reading DF oo shaacisay in Muqdisho laga helay dad hor leh oo qaba cudurka COVID-19